 |
| Guests Online: 1
No Members Online
Registered Members: 8
Newest Member: Ireland621
|
|  |
|
|
|
|
 |  |  |  | | Welcome | | Welcome to Wariye Website
|
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
| Xigasho: Jilibweyn
Kismaayo -Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kooxda magaalada Kismaayo gacanta ku haysaa cay ka cabsi qabaan in magaalada laga saaro,iyagoo sheegay inay halkaas ku soo fool leeyihiin ciidamo ka tirasan midowga maxaakiimta.
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
| Odayaal dhaqameed ka tirsan raga maamulamagaalada kismaayo kuna socda magaca maamulka kismaayo ayaa waxaa ay gaareen Deegaanka Kamsuuma waxaana ay kulamo kula leeyihiin odayaasha deegaanka iyo Xubno ka tirsan Al-shabaab.
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
| Xoogaga hubeysan ee kaso horjeeda dawladda Federaalka iyo ciidamada Itoobiyaanka ayaa weerar xoog badan ku qaaday kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah xilli ay kaso baxeen dhanka magaalada Baydhabo iyagoo kusii jeeday magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somaliya.
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
| Source: Associated Press
UNITED NATIONS (AP) — The Security Council unanimously approved a resolution on Thursday calling for a U.N. political presence in conflict-wracked Somalia for the first time in years and setting conditions for the deployment of U.N. peacekeepers.
The resolution urged the United Nations to move its Somalia political office from Kenya to the Horn of Africa nation. The council also said it will consider deploying U.N. peacekeepers to replace African Union troops now on the ground, subject to progress in improving political reconciliation and security conditions.
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
| Xigasho: Jilib Weyn
Dadka deeganka degmada Jilib oo iska caabiyey kooxo maleeshiyo ah kana saaray magaaladda jilib burcadkii soo weeraray
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
| MOGADISHU, Somalia (AP) — Islamist fighters in Somalia have seized a town that is a major agricultural center, forcing hundreds of refugees to flee, a human rights leader said Saturday.
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
|  Ciidamada dowladda kmg ah ee Somalia ayaa saaka waabarigii hore albaabada isagu dhuftay goobo ganacsi oo ku yaala xaafada dabakaayo Madoow ee degmada dharkeenley ee Magaalada Muqdisho taasoo ay cabasho ka muujinayaan ganacsatadii lahayd goobahaasi.
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
|  Qarax aad u xoog badan ayaa goor dhaweyd lala beegsaday gaari Tikiniko ah oo ay lahaayeen ciidamo ka tirsan dawladda Federaalka kaasi oo marayay agagarka Ceel gaabta ee deegaanka Xamar Weyne ee Muqdisho.
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
| Waxaa manta magaalada Muqdisho soo gaaray Wasiiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia Siyun Musfin kaasoo kulamo kula leh Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Col. C/llaahi Yuusuf Axmed
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
| Diyaarad yar oo nooca waxa basaastaa ayaa maanta ku soo dhacday duleedka magaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose taasoo la sheegay in laga leeyahay dalka Mareekanka xilli ay sawiro basaasnimo qaadaysay
| |
|  |  |  |  |
 |  |  |  |
| Ra'iisul wasaaraha DFKM ayaa waxa uu sheegay in xukuumadiisa ay fududeyndoonto howlaha ay wadaan hay'adaha gar gaarka. Ra'iisul wasaaraha DFKM Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ayaa waxa uu ubalan qaaday Hay'adaha gar gaarka in ay ka kaalin doonaan howlahooda ay wataan.
| |
|  |  |  |  |
|
|
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|  |
|
|
|
| You must login to post a message.
|
|  |
|
|
|
| Clock With Names of Allah |
| |  |
|
|
|
|
 |